Burcad hubeesan oo lagu qabtay xaafad katirsan magaalada Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhiyay howlgalada ka dhanka ah burcada hubeesan ee dadka shacabka ah dhaca ugu geesta xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Howlgal ay sameeyeen ciidanka booliiska saldhigga degmada Xamarweyne ayey kusoo qabteen labo kamid ah burcadda hubaysan ah ee dadka shacabka ah baarta xiliyada habeenkii ah, kuwaas oo xalay ciidanku ka … Continue reading Burcad hubeesan oo lagu qabtay xaafad katirsan magaalada Muqdisho (Sawirro)